Quantcast
Channel: Diinta – allsaxafada
Browsing all 34 articles
Browse latest View live

MUXAADARO KU SAABSAN BISHA RAMADAAN

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxeey tahay Axkaanta Soonka Q: 10aad.

Qeytan 10aad ee Axkaamta Soonka waxaan kaga hadli doonaa waxyaabaha ku saabsan Leylatul-Qadriga habeenka loo yaqaan Fadligeeda Calaamdaha lagu garto ee habeenkaas la arko ama Caalamadaha ka dambeeya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxeey tahay Axkaanta Soonka Q: 11aad.

Waxaan qeybtan 11aad kusoo qaadanayaa Axkaam kooban oo ku saabasan Zakada Fidriga si ay u sahlanaato si sahlan in loo garto wax walba oo quseeya Zakada. Zakada Fidriga: Waa waajib in la bixiyo sida uu...

View Article

Dhageyso:- Tafsiirka quraanka kariimka Sh.Xasan Gaab

Tafsiirka quraanka kariimka Sh.Xasan Gaab

View Article

MUXAADARO CUSUB KABCINTA MASKAXDA SHEEKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL

MUXAADARO CUSUB KABCINTA MASKAXDA SHEEKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video;-Lix Arrimood oo jannada lagu galo [Daawo khudbadii jimcaha ee Sh...

Lix Arrimood oo jannada lagu galo [Daawo khudbadii jimcaha ee Sh Umal]

View Article

Daawo: Sheekh Umal Oo Ka Hadlay Xukunka Dadka Heesaha Qaadaya iyo Kuwa Dhageysta

Sheekh Umal Oo Ka Hadlay Xukunka Dadka Heesaha Qaadaya iyo Kuwa Dhageysta.  

View Article

Muxaadaro Habaarka Waalidka By Sh Maxamed Ibraahiim Kenyaawi

Muxaadaro Habaarka Waalidka By Sh Maxamed Ibraahiim Kenyaawi

View Article


Fadliga & u diyaar garoowga Bisha Barakeysan ee Ramadaanka +Video

Fadliga & u diyaar garoowga Bisha Barakeysan ee Ramadaanka .

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axkaamta Soonka: (SH Max’ud Shibli)

Casharkeenna Maantay ayaa waxa uu ka hadlayaa axkaanka Soomka, waxaana soo jeediyanaya Shiikh Maxamuud Shibille. Habana Hoos ka Daawo shacarkaan oo aad wax badan ka faaiidi doontid.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo video: Culumada oo uga digaysa dhalinyarada inaan shaati diimeed loo...

Culumada oo uga digaysa dhalinyarada inaan shaati diimeed loo soo gashan

View Article

DAAWO VIDEO: Qisooyinka Quraanka oo lagu soo qaatay Qisadii Cusayr – Sheikh Ali

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay...

View Article

Qisooyinka Quraanka qeybti 7aad ee bisha Ramadan

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay...

View Article


Qisooyinka Quraanka qeybti 8aad ee bisha Ramadan

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay...

View Article

Qisooyinka Quraanka qeybti 12aad ee bisha Ramadan

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay...

View Article


Jacaylka Illaahay iyo Iimaanka maxaa kordhiya Sh Dirir Ilaahay ha xafido,...

Jacaylka Illaahey Dartiis, Hoos ka daawo.  Iimaanka maxaa kordhiya, hoos ka dheeho.

View Article

Fadlan walaalkay iyo walaashay Muslim ah 10 ka danbe ee Ramadaaan ka...

Caawa ayaa waxay ku began tahay habeenkii ugu horeeyay ee 10ka ugu danbayso bisha ramadaan ee martida u ah dadka muslimiinta ah ee u nool dunida daafaheeda kala duwan waxaana la gudboon caawa iyo 9ka...

View Article


Daawo:Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa...

Assalamu Calaykum Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa ninkii wanaagsanaa ee xakiimka ahaa ee Luqmaan iyo xikmadihii iyo talooyinkii uu inankiisa siiyay. Waa...

View Article

Daawo: Sheekh Maxamed Idiris Oo Ka Hadlay Maxaabiis Soomaali Ah Oo Xabsiyada...

Sheekh Maxamed Idiris Oo Ka Hadlay Maxaabiis Soomaali Ah Oo Xabsiyada Ku Cuna Hilib Doofaar

View Article

Daawo video: Qisooyin Cajiib ah oo Soo Martay Sh Abdirashid Sheikh Ali Suufi

Qisooyin Cajiib ah oo Soo Martay Sh Abdirashid Sheikh Ali Suufi

View Article
Browsing all 34 articles
Browse latest View live