Quantcast
Channel: Diinta – allsaxafada
Viewing all articles
Browse latest Browse all 34

Fadlan walaalkay iyo walaashay Muslim ah 10 ka danbe ee Ramadaaan ka Faa’iidayso.

$
0
0

Caawa ayaa waxay ku began tahay habeenkii ugu horeeyay ee 10ka ugu danbayso bisha ramadaan ee martida u ah dadka muslimiinta ah ee u nool dunida daafaheeda kala duwan waxaana la gudboon caawa iyo 9ka haben ee foda nagu soo haya in dadka musliminta ah ay ku dadaalaan cibaadada EEBE.

Walaalkay iyo walaashay muslimka ahow waxaa aan soo ku dhex jiraan bisha ugu barakada iyo khayraadka badan ee islaamku lee yihiin waxaana bishan ay u qaybtan tahay sadex qaybood.

1 Bilawga waa Naxariis

2- Bartamaheedo waa Danbi Dhaaf

3- Dhamaadkeedu waa Naar ka xorays.

Marka muslimiintow waxaan iminka galnay wakhtigii Naarta laga xoroobi lahaa waxaana haboon in laga faa’iidayso 10kan habeen ee caawa aan galay waxaa xusid wayn mudan in EEBE oo u soo dagayo samada dunida isagoo u danbi dhaafaya cidii danbi dhaaf waydiisato siinayo cidii siin dalbato ajiibayo cidii barida ama toogta .

10ka danbe ee bisha Ramadan ee Martida noo ah waxaa uu ahaa Nabiga SCW ee aan jecelanay inaan ku dayano mid isago istaaga uu isaaago cirbihiisu ay dil dilaaci jireen iyadoo marka ay caa’sha hooyada muslimiinta ay tiri maad iska dayside uu ugu jawbay miyaanan noqonayn aduun ilaah ku mahad celiya.

Xadiis nabiga la wariyay wariyay Muslim ayaa waxaa uu ahaa ‘’ Nabiga SCW waxaa uu ku dadaali jiray 10ka danbe Ramadaan si uusan ugu dadaalin xiliyada kale ‘’ walaalayaan anka oo aan gaari Karin Nabiga iyo waliba Asaxaabta waxa loo bahan yahay in aan moojiyno dadaal kaas u dhigma EEBE hana aqbalee .

Xadiith kale oo ay Ca’sha Nabiga ka soo warisay oo ku qoran kitaabka saxiixaynka Muslim iyo Bukhaari ayaa waxaa uu ahaa ‘’ Nabigu SCW waxaa uu aha hadii oo kalo 10ka danbe ee bisha ramdaan mid nooleeya habeenka isagoo kiciya ama toosiya ehelkiisa macawuustana si adag u xirta’’ .

Fadliga 10ka Danbe ee Bisha Ramadaan.

Eebe ayaa Suurad dhan kaga hadlay fadliga ay lee dadalay 10ka danbe gaar ahaan habeenka laylatul Qadar.

Qaar ka tirsan Salafka umada islaamka gaar ahaan Ibnu Cabaas iyo Qataadaha iyo Siciid bin jabiir iyo cikaramah iyo mujaaid ayaa waxay sheegeen in habeenka leelaytul qadar quraanku soo dagay .

Eebe ayaa quraanka Kariimka ku yiri ‘’ ‘Annagaa soo dejinnay Quraanka Habeenkii Laylatul Qadriga (Habeen barakaysan ee sharafta leh), ma taqaannaa Leylatul Qadriga? Waa habeen ka khayr badan kun bilood, waxa habeenkaa soo dega malaa’igta iyo Malagga Jibriil idinka illaahay dartii iyo amarkiisa, waa habeen nabadgelyo inta waagu beryayo” {Suurat Al Qadr-1-5}.

waxayna u dhigataa 84 sano iyo dhawr bilood habeenkaasi oo kaliya ayaa waxaa laga yaabaa ajar iyo acmaal khayraad ah oo aad samaysan lahayd 84 sano inaad heshid ALLAHU AKBAR faa’du badnaa eebow na waafaji .

Ictakaafka Masaajidyada ama ku nagaanta

waxaa haboon cidii wakhti u saamaxayo in 10kaa danbe lagu nagado masaajiyada habeen iyo maalin in marka laga baxanaya looga baxo arimo adag oo xaajadu lagama maarman ka dhigayso waxaana Nabigu ahaa mid ictikaafa 10ka danbe ee bisha Ramadaan .

waxaan ku boorin mar labaad walaalahays somaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ka fa’idaystaan 10kaan bari ee aduunka aan laga yaabin inta hada joogta in badan oo ka mid ah inoosan soo marin ama mar danbeba uusan soo laaban .

Habeennada sida adag loogu tilaamo in ay ku jiran oo lagu tilaamo habeenkaasi laylatul Qadarka ayaa waxaa ay kala yihiin 21-23-25-27-29 waxaana culumadu u badiyeen 27ka Aan faaidayso walaalayaan Aduun ayaa la joogaa Adoon Rabi ayaan nahay

Akharinaa na sugasyo Adkaarta iyo Aayadaha Eeebe aan badino

Aduunku waa inta aad joogtid Akharinana waa tan dheer ee Aan dhamaan

Aboowe iyo Abaayo Aan ka faa’idaysno habeenkaas aan soo sheganay.

waad mahad san tihin

Maxamed cabdi Maxame Bootaan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 34

Trending Articles


Grand galla med gull og glitter


Psykiater Tonny Westergaard


Jav Uncensored - Tokyo-Hot n1002 Miyu Kitagawa


Moriya Suwako (Touhou)


BRODERET KLOKKESTRENG MED ORDSPROG 14 X 135 CM.


Naruto Shippuden Episode 471 Subtitle Indonesia


Fin gl. teske i sølv - 2 tårnet - stemplet


Kaffefilterholder fra Knabstrup


Anders Agger i Herstedvester


Onkel Joakims Lykkemønt *3 stk* *** Perfekt Stand ***


Sælges: Coral Beta/Flat (Højttaler-enheder)


Starwars landspeeder 7110


NMB48 – Durian Shounen (Dance Version) [2015.07.15]


Le bonheur | question de l'autre


Scope.dk som agent?


Akemi Homura & Kaname Madoka (Puella Magi Madoka Magica)


Tidemands taffel-marmelade julen1934+julen 1937+julen 1938.


Re: KZUBR MIG/MMA 300 zamena tranzistora


Analyse 0 mundtlig eksamen


DIY - Hæklet bil og flyvemaskine